Raisul Wasaare Rooble oo safarkiisii ugu horeeyey ku tagaya gobolada dalka

Raiisul Wasaaraha xukuumada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinta Beri ah ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka K/Galbeed. Amniga magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyey, iyadoo jidadka lagu xardhay boorar waaweyn oo lagu dhejiyey sawirka Raisul Wasaaraha, waxaana si weyn magaalada looga dareemayaa qaban-qaabada booqashada RW. Rooble ayaa inta … Continue reading Raisul Wasaare Rooble oo safarkiisii ugu horeeyey ku tagaya gobolada dalka